Sign in to follow this  
Deeq A.

Awdal Iyo asarada dariiqa Borame Vs Lawyacado

Recommended Posts

Deeq A.   

Nolosha aadamuhu waa muhiim in uu helo adeegyo hufan oo u suuro geliya maarayenta maalin nololeedkiisa.
taas oo ka bilaabma adeegyada aas aasiga u ah noolaha aadamaha inta yar ee uu uunkan ku noolyahay sida WAXBARASHAD,
CAAFIMAAD, BIYAHA, ISGAADHSIINTA, KORONTADA taas oo u fududaynaysa maarayenta noloshiisa si wax ula soo boxo nolol iyo dhaqaale
kobcin taas oo bundhig u ah shaqo abuur.
waxa hubaal ah in uu jiro dadaal loogu jiro sidii kor loogu soo qaadi lahaa kaaba yaasha dhaqaale ee SOMALILAND mid ku yimaad iskaa wax u qabso iyo mid maamulba.kaasoo uu balaaleeyey markii u horaysay SOMALILAND ASARDA oo ka bilawday dariiqa isku xidha BORAMA VS
DILLA ILAA HARGEISA.guul iyo gebagebo fiican ku dhamaaday oo laba caasimadood loo kala dalxiiso sifo raaxo iyo rayenrayen leh.
taas oo ku dhiirisay dhiiraday in loo badheedho jidka dheer ee BURCO VS CEERIGABO taas oo lagu nasday lagu naalooday is gaadhsiin
raaxo le dhalisay.
ASARDA waxay u biyeysatay guntiga u giijisatay iyaga iyo shacabweynaha guud ahaan SOMALILAND iyo gaar ahaan AWDALBA qurba
joogta iyo qolqol joogta in ay hirgeliyaan dhismaha jidkaa dheer ee BORAMA VS LAWYACADO. iyagoo la kaashanaya SOMALILAND DEVELOPMENT FUN {SDF} , NGO BANKIYADA KA CAAWIYA AFRICA HORUMAINTA wadooyinka iyo is gaadhsiinta.
waxan ALLAHA WAYEN UGA BARYEYAA IN GUUL UU KU DHAMAADO JIDKAA HALBOWLAHA U AH ISGAADHSIIN DHAQAALE IYO HORUMAR
INTABA.

FIIRO GAARA
==========.
KA FOGAADA SIYAASADA GURACAN
KU FIKIRA FAAIIDADA IYO FAYO DHAWRKA
KU FAANA FAAIIDO
KA FIIRSO FOODA IYO FARAGELIN FAWAAXISH
DALKAAGA U FAAIDEE DADKAAGA U FAAIDEE.
FIKIRKEENU WAA HORAA LOO SOCONAYAA.

SOMALILANDERIS HADAFKEENU WAA HORUMAR
NABAD IYO WADANOOLAASHO
TABTII REER JAPAN KU JAANGOYNAA.
WIXII RAG U KACO RABINA AQBALO
WUU RUMOOBAA.

MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this