Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaadayy agaasimihii ciidanka PMPF

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka badda Puntland ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xassan.

Madaxweynaha ayaa agaasimaha cusub ee PMPF u magacaabay Cabdirabbi Cismaan Maxamed.

Dikreetada xilka qaadista iyo magacaabista ayaa laga qariyay warbaahinta.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaadayy agaasimihii ciidanka PMPF appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this