Deeq A. Posted July 16, 2019 Kismaayo (SMN) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyey in cabasho ku aadan doorashada maamulkaasi uu u gudbiyey Qaramada Midoobay. Axmed Madoobe oo shalay kulan la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah. Madaxweynaha Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay isla garteen in loo madax baneeyo qabashada doorashada Jubbaland. Bisha Augusto ee sanadkan ayaa loo ballansan yahay in doorashada lagu qabtao magaaladda xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/cod-jubbland.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites