Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Taageertay Donald Trump.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Maxamed Daahir Axmed, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ku taageeray hadal uu si dadban ugu durayo dalal ay Soomaaliya ku jirto.

Maxamed-Daahir-Axmed-500x300.jpg

Maxamed Daahir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku yidhi: “Somaliland ahaan, waanu kugu taageersanahay madaxweyne Trump in aaney Muqdisho ka jirin dawlad shaqeynaysaa, Soomaaliya waxay dhiirrigalisaa xasilooni-darrada Bariga Afrika; waayo waa koox shufto ah.”

ku.png

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this