Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadda taagta daran ee Muqdisho oo ku fashilantay in ay xayirto xoolaha Somaliland Adhigii oo la faasaxay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawlada taagta daran ee Soomaaliya ayaa ku fashilantay xakamaynta ay doonaysay in xoolaha ka dhoofa Somaliland, iyaga ogolaansho looga soo qaato, Isla markaasina ay cashuur ka qaataan need kasta oo ka dhoofa dekada Berbera.

Xidhiidh qoto dheer Iyo dagaal kulul oo ay qaadeen ayaa sababay in ay carqaladeeyaan markabkii u horeeyay ee la baxay dekada Berbera, kaasi oo dhowr cisho xayirnaa, iminkana lagu guulaysta in dhamaan xoolihii Berbera ka baxaaya ooda laga qaado, looma dhoofiyo sidii caadiga ahayd.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this