Sign in to follow this  
Deeq A.

Keligii Taliyihii Hore Ee Dalka Bangaladesh Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Dhaka)-Jeneral Xuseen Maxamed Irshaad oo Talada dalakasi Afgembi Millateri ku qabsaday sannadkii 1982-kii ayaa la sheegay inuu maanta geeiyooday isagoo 89-jir ah.

Bangladeshs-former-military-dictator-H.M

Jeneral Irshad oo talada hayey dalkaasi sannadihii 1982-kii ilaa 1990-kii waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday Isbitaalka Milliteriga oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Dhaka.

Walaalkiisa ayaa xaqiijiyey inuu Jeneral Irshaad u geeriyooday xanuun muddo dheer ka hayey Kelyahai yo sambabadda, iyadoo Isbitaalka la dhigay bishi ihore ee June 26-da, laguna xiray qalabka Bukaanka ka taageera nolosha ee (Life Support)-ga.


Marxuumka waxa uu ahaa Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Barlamaanka dalkaasi,waxaana Xilka Xildhibaanka loo doortay Doorashooyinkii dhacay sannadihii 2000, 2014-kii iyo 2018-kii.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this