Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo soo celineyso Caruur laga xaday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) –-Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa shaacisay inay gacanta ku heyso 21 caruur oo laga soo xaday magaalada Muqdisho.

Caruurtan ayaa wasaaraddu ay tilmaamtay in haatan ay qorsheyneyso inay dib ugu celiso magaalada Muqdisho, si ay ula midoobaan Waalidiintooda.

Wasaaradda Haweenka ma shaacin in gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaadkii ka dambeeyay falkaasi.

Ayaan Nuur oo ah isku duwaha wasaaradda Haweenka Puntland ee gobolka Bari ayaa faah faahin ka bixisay xaaladda Caruurtaas iyo dib u soo celintooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/ayaan.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this