Sign in to follow this  
Deeq A.

Haayada ARC oo Barnaamij Wacyi Galineed Oo Ku Saabsan Baahiyaha Aas Aas Ka Fulay Degmada Gabo Gabo EE Gobolka Togdheer

Recommended Posts

Deeq A.   

Burco(SL-T)Haayada ARC oo Barnaamij Wacyi Galineed Oo Ku Saabsan Baahiyaha Aas Aas Ka Fulay Degmada Gabo Gabo EE Gobolka Togdheer

Haayadaha ARC Oo Ka Shaqaysa Taakulaynta Iyo Taageerida Dadka Danyarta OO Baryahii u Dambeeyay Deeqo U Qaybisay Dadkii Ay Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Daadadkii Iyo Abaarahii
Ka Dhacay Qaar Ka Mid Gobolada Somaliland Ayaa Waxay Barnaamij Wacyigalineed OO Ku Saabsan Ilaalinta Nadaafada Kor U Qaadida Waxbarashada Ilaalinta Xuquuqda Haweenka Iyo
Arimaho Aas Aas U Ah Nololsha Aadanaha Waxay U Bilaabeen Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Degmada GabO Gabo Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Bulshada Ay Wacyigaliyeen Oo dhammayd ilaa 950 qof oo Isugu Jira Haween, caruur, rag, dad waayeel ah. Masuuyintii Ka Soctay Haayadaha ARC Ayaa Bulshada Ku Nool Degmadaasi U Sharaxay Faaidada AY Leedahay
Ilaalinta Nadaafada Kor U Qaadida Waxbarashada Ilaalinta Xuquuqda Haweenka
Bulshada Ku Nool Degamada Gabo Gabo Ayaa Soo Dhoweeyay Barnaamijka Wacyigalineed Ee Ay Haayadu Ka Waday Degmadaasi Iyaga Oo Sheegay In Si Weyne Uga Faaideen Barnaamijkan.

Image Image Image Image Image Image Image Image Image Image

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this