Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Wasiirka Xanaannada Xoolaha Somaliland Oo Xaqiijiyay In Sucuudiga Lagu Xannibay Markab Siday Xoolo Ka Dhoofey Dekedda Berbera, Waa Maxay Sababtu??

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Xanaannada Xoolaha Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa xaqiijiyay in dekedda magalada Jidda ee dalka Sucuudiga lagu xannibay Markab siday xoolo, kaasi oo ka dhoofey dekedda Berbera.

Sababta Markabkan loo xannibay ayaa ah in aanu haysan shahaadada caafimaadka xoolaha ee dawladda Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this