Sign in to follow this  
Deeq A.

Wariyeyaal iyo Murashax Madaxweyne oo ku Dhintay Qaraxa Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Warakii ugu dambeeyey ee qarax Kismaayo ayaa sheegaya iney ku dhinteen weriyeyaal ay ka mid yihiin Hodan Naaleeye iyo Axmed Sahal.

Waxaa kale oo dadka geeriyoodey ka mid ahaa seyga Hodan oo ahaa wasiirkii hore ee ganacsiga Jubbaland iyo Xildhibaan ahaana murashaxa madaxtinnimada Jubbaland Maxamed Ismaaciil shakuur.

Qaaraxaan caawa lagu Hotel Hotel Cascasey ee magaalada Kismaayo.ayaa waxaa ku nafwaayay ilaa shan ruux oo isugu jiray weriyeyaal, dad rayid ah  iyo mid ka mid musharaxiinta u taagnaa qabashada xilka madaxtinimo Jubbaland.

Goobjoog News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this