Deeq A. Posted July 12, 2019 Kismaayo (SMN) – Wararka naga soo gaaraya magaaladda Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxa ayaa la sheegayaa in lagu weeraray Huteel lagu magacaabo Cas-casey, kaasi oo la sheegayo in ay gudaha ugu daateen rag hubeysan. Iska hor-imaad ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu haatan socdo isla markaana xaaladu ay tahay mid aad u kacsan. Warar dheeraad ah kala soco shabelle.com View the full article Share this post Link to post Share on other sites