Deeq A. Posted July 12, 2019 Muqdisho (SMN) – Wax-garad Soomaaliyeed ayaa bogaadiyey talaabadii ay shacabka Gaalkacyo kusoo dhaweeyeen wafdiga ra’iisul wasaaraha dalka. Mudane Xasan Cali Khayre oo gobolada dhexe ee dalka socdaal ku maraya ayaa dhowaan tegay xarunta gobolka Mudug. Aqoonyahanadan oo u waramay Idaacadda Shabelle ee Muqdisho ayaa talaabada ay qaadeen reer Gaalkacyo ku tilmaamay “Astaan muujineysa dowlad jecel”. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/FDS.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites