Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo DFS ka taageera helida xogta qaraxyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadey in ay dowlada federaalka ay ka taageeran dhinacyo badan.

Donald Yamamoto oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle Tv ayaa shaaca ka qaadey in taageeradood ay kamid tahay dhanka sirdoonka.

Yamamoto ayaa xusay in ay jiraan unugyo guur-guura oo ay iyagu taageeran kuwaasi oo baadigooba xogta qaraxyada caasimada ka dhaca.

Safiirka oo sii hadlaya ayaa xusay in dhowaan ay yaraan doonan qaraxyadda ka dhaca magaala madaxda dalka.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Danjire.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this