Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo soo gabagabeyna socdaalkiisa Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre ayaa soo gabagabeynaya socdaalkiisa magaaladda Gaalkacyo.

Wasiirka koowaad ee xukuumada federaalka ayaa lagu wadaa in uu dib ugu laabto Dhuusamareeb, caasimada Galmudug.

Mudane Khayre ayaa intii uu ku sugnaa Gaalkacyo wuxuu la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshadda ku nool halkaasi.

In ka badan todobaad ayuu ra’iisul wasaaruhu ku sugan yahay degaanada Galmudug oo uu u tegay dhismaha maamulkaasi oo loo dhan yahay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this