Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Bayle oo la kulmay safiirka Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay danjiraha Mareykanka u fadhiya dalka.

Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo Donald Yamamota ayaa kawada hadlay taageerada Mareykanka siiyo dowlada federaalka ah.

Mareykanka ayaa ka taakuleeya Soomaaliya dhinacyadda amniga, kobcinta dhaqaalaha iyo dib u dhiska hay’addaha dowladda.

Wasiir Bayle ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay wuxuu ku sheegay in dowladdu ka mahad-celineyso taageerada Mareykanka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this