Sign in to follow this  
Deeq A.

P/land oo ku fashilantay baajinta socdaalkii Khayre

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa wuxuu ku guuldareystay in uu is hortaago socdaal uu ra’iisul wasaaraha dala, Xasan Cali Khayre ku tegay waqoyga magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Mudane Khayre oo si diiran halkaasi loogu soo dhaweeyay ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshadda, isaga oo kala hadlay xaalada guud ee dalka iyo horumarka la taaban karo ee xukuumadiisa ay sameysay.

Halkan hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan arrintan

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this