Deeq A. Posted July 12, 2019 Gaalkacyo (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa wuxuu ku guuldareystay in uu is hortaago socdaal uu ra’iisul wasaaraha dala, Xasan Cali Khayre ku tegay waqoyga magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Mudane Khayre oo si diiran halkaasi loogu soo dhaweeyay ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshadda, isaga oo kala hadlay xaalada guud ee dalka iyo horumarka la taaban karo ee xukuumadiisa ay sameysay. Halkan hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan arrintan https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites