Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaflad sagootin ah oo loo sameeyey Arday dhameysay Hoyga Xmaar

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa maanta xaflad sagootin ah Iskuulka Hoyga Xamar ee magaalada Muqdisho loogu sameeyey Arday ka qalin jabisay Iskuulkaasi.

Ardaydan oo kor u dhaafeysay 500 oo Arday ayaa waxa ay isugu jireen Gabdho iyo Wiilal, kuwaas oo sanadkan ka qalin bedashay Dugsiyada Hoyga Xamar.

Waa dufcaddii 15-aad ee ka baxda Hoyga Xamar oo xarumo kala duwan ku leh magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay maamulka, macalimiiinta Hoyga Xamar, Arday, Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Wariyaha Shabelle Mahad Maxamed Cabdiraxmaan (Mutawakil) oo ka qeyb galay xafladaasi ayaa ka diyaariyey Warbixintan.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this