Tuujiye Posted April 21, 2005 Waraa checkmate ma jirtid marax yahoo.... Oday baashe..loooooooooooool..wiilo maa iska daftay adi? wiilo in labo gabdhood ka weyn yihiin ma ogid miyaa..lol..Wiilo tan noogu yar waaye nooh..wili tennis ee dheel dheeloosaa fiiri..lugaheeda kubaca ah aa ka kasee in ee wili xisbi yihiin fiiri.. War qoftaan waxaa ka weyn Raula, oo hadaa aragtid Ugalida ee kariso murqo kugu soo celinaayo odaygaagaan loo qabo faashada dhamaadka ah. Waxaa kaloo ka weyn STYT..taas waa celin weynay.."janta fagax" aka "sheerale" aan u bixinay..qoftaas aa joogto oo aan rabno in aan kugu daba xirno si ee sandleska kaaga dhameyso.. Hadii wili rabtid dariska gabdhahooda xitaa midoo waa kaaga soo afduubi karnaa..Juxaa oo kale.... Haduu dhibka sii socdo waan kuu soo qaraabi raadin laheen nooh...Islamaha xaafada aan soo garees goobi laheen nooh...Ameena oo kale..catar baquur iyo jini aa iyada dhan kasoo qamqamaayo..iyo bee oo ka harta islaamaha dagmooyinka qeebta "aaba siyaad"....see waaye sxb.. Wiilo..loooooooool..abaayo macaan, were is jaceel baro? Kaalay abaayo, qalbi waa la jibiyaa aan maqlay laakiin guygaas ma ku joog joogsatay?..Jac mindhicir la socdo sidaa ugu dhajisay, guygaas Sol dhan xarash uu u qabtay..Jacdaada hadee saas u xuntahay agtaada in rose laga qaato waye oo ciyaarta dhan lagaga baxo... Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted April 21, 2005 MT awoowe annigu naag doon ma ahi , wiilona xaal baan ku helay oo waa qof la igu maamuusay. Waana ujeedaa shacniga iyo quruxda ka muuqata iyo sida ay isku gaarsiisan tahay oo xubnaheedu isu le'eg yihiin hadde da'dana waa curdan. Waana i ogoshahay oo sidaydaas bey igu rabtaa. Bal nasiibka qaarkii...ayaan badaniyaa. Maxayse kugu taal. Ilko curdunka lagu goosto iguma yaaliin oo waa horay iga dhaceen. Hadde wiilo waa iga fasax oo reer Barro waad mahadsan tihiin. Addiga Maskax Taabte ah inta aad anniga libinta ila dooneyso ee aad gabdhaha maamuuska leh ee SOL ii raadinayso, awoowe bal addigu qallanjo soo xaree . Gabdhaha aad magacyadooda ka sharqamisay oo waliba qaar yihiin marwooyin qaar kalena hawshooda aynaanan wax kala socon awoowe iyaganna ma adaa bixinaya waaba macne cusub e . War baanse kuu hayaa awoowe inta aan wiilo aanan soo celin waxaan idinka reer Barro ah idinka doonayaa oo iga codsi ah in aan hadii ay soo laabato ayadoo maxajabad ah :cool: in loo daayo sidaa oo waliba lagu guubaabiyo. Waa idin kaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 21, 2005 Tuujiye sxb ninkii jecelbaro ahaa magaranayo meel uu qabtay, balse waxaan filaa in midoo single mother ah ay meel ku heshay, laakiin idinka dadka xun aa tihiin nooh, waa ila raadin laheydeeyn nooh. Maxaa waaye jir xumada. :mad: Baashi sxb hadda waxaad ileedahay waayeel aad tahay miyaa. Anigana waxaan lahaa Tennis cayaarsii ninkaan. Dhib malahan nooh waxaan kuu galineynaa ilko fake ah oo aan cunnada ku cunto nooh. salAamA kA DheH:...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
underdog Posted April 21, 2005 Originally posted by Baashi: Maskax Taabte ah inta aad anniga libinta ila dooneyso ee aad gabdhaha maamuuska leh ee SOL ii raadinayso, awoowe bal addigu qallanjo soo xaree . Tuujiye, sheekadaada waa front-page... tabeele "For Sale" aan qoorta kuugu xireena. Summerkaan waa in bariiskada lacunaa. order bixi, saaxib, hadaan keenaa sadax oo aan weligood 'Oprah' maqlin. oo mid ee tahay dhegool, mabahadasho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nafta Posted April 21, 2005 order bixi, saaxib, hadaan keenaa sadax oo aan weligood 'Oprah' maqlin. oo mid ee tahay dhegool, mabahadasho. hehehe dhagool kumalaho...why stop there? While you're at it, mid indhaha la' xataa ma ka dhigdid But seriously, stop using marriage as an excuse to eat bariis, if you want food just ask for it :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
underdog Posted April 21, 2005 stop using marriage as an excuse to eat bariis, if you want food just ask for it He gets a woman, She gets a man....WE GET FED....and everyone is happy. But since you're not down with that, Nafta, abaayo inta is nooleesid, hook me up with a nice qado? basbaaska iyo mooska hailoowin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted April 22, 2005 Baashi - ina adeer foorjo ee iga eheed nooh marki aan ku dhahay busti afrika aa kugu taalo maybe ulajeydadeydi si fiican uma fasirin...Soomaligaaga heerka oo gaarsiisan yahay aan ka hadlaayay basicly quf wadani eh aan kaa dhigay you should take that as a compliment Juxa - walaashiis qufka marka kow waxaa la weydiiyaa hadalkaas maxaad ka wadaa intaad la soo boodi leheed afrika aa laga faanaa....allow alle, me of all people baa maanta la igu sheegay in aan afrika ka faanaayo.....hadaladaas oo kale markaan maqlo oo san run ku saleesneen waxba kama'ba soo qaado. waad fahantay aan umaleenaa? Kaftan'ka noo sii wada aqayaarta. Baashi - New Jersey ku lahaa! horta maba araktay maad i dhahdid ...kaabbo xikmada kugu jirto hanaga xaasidin ee pls wax naga bar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 22, 2005 Baashi Walaalkiis waxaad kuu soo raadineynaa too kula ek, oo jinkaaga ah nooh, oo waliba ilka dhacsatay sida adiga oo kale noooh. Diyaar ma u tahay dee sxb. Okey, waxaad dhahdeeyn wajiyada iyo magacyada ha leysku aadiyo ama haleysku cabiro marka aniga kanaa kuwii aan u maleeyay in ay isleeyihiin. ok This is sxbtay Sweeter than ur tee oo yariis ah. raula oo yariis ah ayadane. Wiilo oo yariis ah, oo dheeleyso soccer nuune barigii uu joogay QAXOOTIGA Utange Tuujiye barigii uu Canada la keenay, uu English baradka ahaa sxbtay Hasna aka Pacifist oo yariis ah sxbkay Qac Qaac iyo sxbadiis Inta kale idinka ayaa idin daayay dee. saLaAma kA DhEh:...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted April 23, 2005 sweeter, what you on abt? As to my knowledge non of my comments were directed to you, I would never direct a comment to qof aanan aqoon, i don't remember writing your name at all marka halkada ku raali ahaaw sis..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted April 23, 2005 Willo OMG this is so funny Awoooooooooooooooooooo Awooooooooooooooo lol lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 24, 2005 looooooool....Wiilo ninkaan aa u qabtid in uu tuugsanayo maa ani maanta igu sheegtay?.. laakiin nuune sawirkiisa black an white white maxaa dhacay? aloore isaga ficiis reer aaqiraad waaye maa ka wadaa fahantum... Raula..lol..kenyaati dhab ah aaba ka dhigtee!!lol..cago saas u eg hadee qoftaas ku yaalaan..lol. Qac'Qaac aaba ugu daran..lol..kaalay kan hore miya isi mise kan danbeeyo?lol.. Meeshaan waa la isku daadinooyaa lee..bisinkoo.. Waraa ani faraha iga qaada nooh..run lee sheegaye... Adeer baashe ani hadalkeega waxaa la dhahaa "maxaa iga galay" wuxuuna ku magac dheer yahay "iswalaaq".. wareer badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted April 26, 2005 This is funny thread especially the pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted April 27, 2005 looool at Qacda iyo nuune iyo Tuujiye musuwuradooda. Wiilo macaanto alla gabadhaas ii ekaa, quf yehey noloshii hore maa igu taqaanay Juxa - abaayadiis today im in a good mood...so whatever I said a week ago I apologise...today is a new day...so lets just chill Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted April 29, 2005 looooooooooooooooooooooool..wiilo mandhay xagee sawirkaas kasoo xade mandhay. Mandhay waa anoo halkaan taagan-cajiib qurux badanaa gabadha yar meesha ka muuqato. Tuujiska-cagaheyga hadaad arki laheed...disorder America looga yaqaano (FOOT FETISH) baa kugu dhici lahaa mandhow-wax baa kuu dhimaan Sawirka Baba-Tuujiska waxaa lugu soo qabanaa "DHALINYARO-FIIGSAAN"..hehehehehe..NIN-YAABAN ey qaraabo yihin baan uu maleyn lol QacX2-sawirkiisana haduu markaas jirri ahaa, hada wale BURCAD waaye-haiso marin mandhow Pacifist-hehehehehehe maskiin-minyaro miyaa STYT-cajiib..waraa qoftaan ayadoo yar beey buug heysata hada OKIYAALE GIRAANGIR laga sameeye ey wadataa (kidding STYT-macaanto its just a joke)-no hard feelings I hope. Last but not least-Wiilo-....loooooooool..waraa qoftaan mar kasto sawir midoo dheleyso mesha idin kugu so dhajineyso..hakadhegeysanina..Baruurta inteey ka badatee ya macal wintaarka shiilmeysa(she is shading winter fat) tif tif...acuudkow bal kaaley sheeg waxa "hoos ka guubaaya" ..saa baanooni ey dheele kulaha..cajiib. Luug marki la qaadayo..waxaad moodi iney "SUMO WRESTLING" isku diyaarineyso loooooooooooooool. Ugali all the way! waraada wa iga kaftaan uun-I hope. Quote Share this post Link to post Share on other sites