Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Olosow, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa kaga guddoomay  nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Ruushka, Mudane Mikhail Golovanov.

Kusimaha Xoghayaha joogtada ayaa urajeeyay Safiirka cusub in uu ku guuleysto howlaha loo igmaday, isagoo carabka ku adkeeyay in uu si dhammeystiran utaageeri doono xoojinta xariirka laba geesoodka ee qotada dheer u dhaxeeya labada dal ee saaxiibada ah si iskaashi dhow dhinacyo badan leh loo sameeyo.

FB_IMG_1562752087204.jpgFB_IMG_1562752097217.jpgFB_IMG_1562752063464.jpgFB_IMG_1562752080965.jpgFB_IMG_1562752078052.jpgFB_IMG_1562752075315.jpgFB_IMG_1562752101089.jpgFB_IMG_1562752094248.jpgFB_IMG_1562752069995.jpgFB_IMG_1562752109291.jpgFB_IMG_1562752066883.jpgFB_IMG_1562752072744.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this