Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Mareykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Madax Ka Tirsan Dalka Lubnaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Waaxda maaliyada ee dalka Mareykanka cunaqabateyn ku soo rogtay laba mudane oo ka tirsan baarlamaanka Lubnaan.

1562702392d9f1e.jpg

Mareykanka ayaa ku eedeeyay Mudanayaashan inay qeyb ka yihiin isku xidhka millatariga Lubnaan iyo dagaal-yahanada Xisbullah.

Amin Sheciiri iyo Maxamed Xasan Racad ayaa dowlada Mareykanka sheegtay in xubnahaan xilalka ay hayaan si khaldan ugu taageereen kooxda oo Mareykanka hore ugu daray liiska Argagixisada.

Laba xubnood oo ayaa 10 sanno ka tirsan baarlamaanka Lubnaan.

Dowlada Mareykanka ayaa 50 xubnood oo ka tirsan Ururka Xisbullah cunaqabateyn ku soo rogtay tan iyo sanadkii 2017-da.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this