Sign in to follow this  
Deeq A.

Ayax Ka Soo Hayaamay Dalka Yemen Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Halis Geliyo Beeraha Somaliland + Wasaaradda Beeraha JSL Oo Ka Digtay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa ka digtay Ayax kasoo hayaamay dalka Yemen oo halis gelin kara dalagyada ku yaalla beeraha Somaliland.

Madaxa Xafiiska Ayaxa iyo Cayayaanada iskaga gudba xuduudaha ee Wasaarada Beeraha Somaliland ayaa ka warramay arrintan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this