Sign in to follow this  
Deeq A.

Millatariga Israa’iil Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday Falastiiniyiin Ku Dibadbaxayay Magaalada Gaza

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Qaza)-Millatariga Israa’iil ayaa rasaas ooda kaga qaaday shacabka Falastiin kuwaasi oo dibadbaxyo ka dhigay Jimcihii shalay magaalada Qaza.

156236026767bae.png

Afhayeenka wasaaradda caafimaadka Ashraf al-Qedra, ayaa sheegay in 40 ay ku dhaawacmeen dibadbaxii shalay.

Wuxuu intaa raaciyay in 22 ka mid dhaawac ka soo gaadhay rasaas nool oo toos loola beegsaday.

Shacabka Falastiin ayaa Jimca kasta dhiga dibadbax ay ku dalbanayaan in loo soo celiyo xuquuqdii ay lahaayeen in dhulkooda loo soo celiyo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this