Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Beyle oo la kulmay guddiga deyn cafinta Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka maaliyadda Soomaaliya  C/raxmaan Ducaale Beye, ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya SMP.

Mudane Beyle iyo Guddiga ayaa waxay kulankooda kaga wada hadleen halka ay wax marayaan.

Sidoo kale, waxay guddiga iyo wasiirku ka doodeen fulinta iyo dhameystirka shuruudaha ka dhiman cafinta deymaha lagu leeyay Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dedaallo xooggan ugu jirta sidii deymaha lagu leeyay loogu cafin lahaa, iyadoo kasoo baxday shuruudo badan oo ku hor gudbanaa deyn cafinta.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

FB_IMG_1562571808158-1.jpgFB_IMG_1562571806096.jpgFB_IMG_1562571803416.jpgFB_IMG_1562571808158.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this