Sign in to follow this  
Deeq A.

Dikteeto: Madaxweyne Deni oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 35 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.
Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Waaya aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Siciid Faarax Maxamuud (Yare) loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.Wuuna Saxiixay Madaxweynuhu.

PUNTLAND POST

The post Dikteeto: Madaxweyne Deni oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this