Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Beyle oo la kulmay Guddiga deyn cafinta Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya SMP.

Mudane Beyle iyo Guddiga ayaa waxay kulankooda kaga wada hadleen halka ay wax marayaan.

Sidoo kale waxay guddiga iyo wasiirku ka doodeen fulinta iyo dhameystirka shuruudaha ka dhiman cafinta deymaha lagu leeyay Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dedaallo xooggan ugu jirta sidii deymaha lagu leeyay loogu cafin lahaa, iyadoo kasoo baxday shuruudo badan oo ku hor gudbanaa deyn cafinta.

  • 1-21.jpg?w=1000&ssl=1
  • 2-20.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3-18.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4-17.jpg?w=1000&ssl=1
  • 5-17.jpg?w=1000&ssl=1
  • 6-16.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Wasiir Beyle oo la kulmay Guddiga deyn cafinta Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this