Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo Ka Hortimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland.

Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in wax shaqo ah aanay ku lahayn dowladda dhexe arrimaha doorashooyinka maamulkooda.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dastuurka KMG ee dalka u yaalla uu xaq u siinayo dowlad goboleedyada in si ka madax bannaan dowladda dhexe u qabsadaan doorashooyinkooda.

Halkaan hoose ka akhriso:

Jubbaland-qoraal.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this