galbeedi Posted July 6, 2019 I heard Mr. Xidig to be the dark horse in this election. He could split the vote and give Ahmed Madoobe the victory. I have seen a clip of Madoobe returning to Kismaayo few days ago and he seems to be getting a lot of support from the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 7, 2019 I don't know about Xiddig but Madoobe's problem is he never ventured beyond Kismayo apart from occasional photo-ops and hasn't done much to unite the much diverse region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FBISOMALIA Posted July 7, 2019 Somalia Baby states are seeing PL as role model and wants to apply PL style. unfortunate for Galmudug. Now Jubaland is last one that can apply PL model. PL should sent a election team to Kismayo to help our brothers there. Start from 3:41 , you will see one guy explain how PL has freedom and advance to became Great State today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 7, 2019 3 hours ago, FBISOMALIA said: Somalia Baby states are seeing PL as role model and wants to apply PL style. unfortunate for Galmudug. Now Jubaland is last one that can apply PL model. PL should sent a election team to Kismayo to help our brothers there. Start from 3:41 , you will see one guy explain how PL has freedom and advance to became Great State today. Puntland waligeed doorasho kuma dhicin adeer, niman ay meel ku xareeyeen yaa loo tilmaamaa jufada doorka leh Juba-land, waxaa ku nool 32 qabiil oo muslin-nmadu ka dhaxayso waligaa ha is barbar dhigin. Jubaland waa guriga soomaalinamadu ka asaasmi doonto insha allah. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 7, 2019 Yaabayee, 52dan qabiil ee la sheegaayo, intay kala degaan? Waa a genuine question. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 7, 2019 1 hour ago, Haatu said: Yaabayee, 52dan qabiil ee la sheegaayo, intay kala degaan? Waa a genuine question. Dee waa sida shiinaha oo lagu sheego inay 52 qoomiyadood leeyihiin. But they all look the same to me. Only their national attire differ in colour and design. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 7, 2019 3 hours ago, gooni said: Puntland waligeed doorasho kuma dhicin adeer, niman ay meel ku xareeyeen yaa loo tilmaamaa jufada doorka leh Juba-land, waxaa ku nool 32 qabiil oo muslin-nmadu ka dhaxayso waligaa ha is barbar dhigin. Jubaland waa guriga soomaalinamadu ka asaasmi doonto insha allah. Waryaa Gooni Niic-badane: Adigu, horta, ma iska xanaaqaysaa hadii lagu dhaho “ku dayo Puntland, Ku dayo!” ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted July 7, 2019 Its the same admin that was placed there by Kenya and now are telling the goverment of Somalia hands off. I think analysts and people in general gives to much credibility to this so called elections. Its basically election for who is going to be mayor of Kismayo. It will not have effect on the rest of Jubbaland and Gedo. Even if they try tactics like giving the presidency to someone from gedo. It will not work because the foundation of the house is not built properly and will come down as soon it meets resistance. And I will not support such person even if he is my uncle. One of these foundations is clan mp allocations and it does not reflect reality on the ground where Gedo community is majority and other communites like bantus, Djibouti south west people etc didnt not get their fair share. While Madoobe people and puntland community got more than what they deserve. Link is the current allocations of mp. Google Groups GROUPS.GOOGLE.COM Google Groups allows you to create and participate in online forums and email-based groups with a rich experience for community conversations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 7, 2019 1 hour ago, Apophis said: Like ants, they only come out when it rains and only on 0G lands. But let me tell you this, you will never hear this kinds of nonsense in NFD. Our cousins in Jubbaland and 0gadenia are weak. Dhulka waa la wada leeyahay waana la kala leeyahay. Qofka Soomaaliga ah meel kasta oo dhulka Soomaaliyeed ka tirsan wuu degi karaa, ganacsina wuu ka furan karaa. Waana arrin maanta dhacda. Laakiin qabiil dhan in uu sheegto dhul uu qabiil kale dego waa xaqdarro. Qabaa'illada Waamo degta waa la wada ogyahay, goobaha ay kala degan yihiinna nin kastoo Reer Waamo ah ama qof kastoo dhulka maray wuu kala og yahay. Kuwa ummadda fidno ku kicinayaan waa niman 90meeyadii gobollada dhexe ka imaaday oo raba in ay qaataan dhul aysan leheen. Dad qaar oo Waamo 90meeyadii soo gaaray baa maanta aamminsan in Kismaayo aan maanta qayb ku leheen, oo mooda in aan xoog shisheeye ku joogo. Tolow miyay mooggan yihiin in awoowgay 60kii Kismaayo lagu aasay, asaga awoowyaashiisana ay ahaayeen kuwii Kismaayo xoreeyeen? Rag kalana waxay u maleeyaan in ay leeyihiin dhul uu geelooda jil ku daaqay. Runtii waa arrin cajiib ah. Reer Waamo waxay caan ku yihiin martisoorka oo ninkii dhulkooda soo gaara, waa la soo dhoweeyaa, xoolana waa loo aduudaa, gabarna waa loo dhisaa. Tolow ma wanaajinta martida ayay jileec moodeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 7, 2019 You are talking to a Kikuyu bot. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 7, 2019 1 hour ago, Haatu said: Dhulka waa la wada leeyahay waana la kala leeyahay. Qofka Soomaaliga ah meel kasta oo dhulka Soomaaliyeed ka tirsan wuu degi karaa, ganacsina wuu ka furan karaa. Waana arrin maanta dhacda. Laakiin qabiil dhan in uu sheegto dhul uu qabiil kale dego waa xaqdarro. Qabaa'illada Waamo degta waa la wada ogyahay, goobaha ay kala degan yihiinna nin kastoo Reer Waamo ah ama qof kastoo dhulka maray wuu kala og yahay. Kuwa ummadda fidno ku kicinayaan waa niman 90meeyadii gobollada dhexe ka imaaday oo raba in ay qaataan dhul aysan leheen. Dad qaar oo Waamo 90meeyadii soo gaaray baa maanta aamminsan in Kismaayo aan maanta qayb ku leheen, oo mooda in aan xoog shisheeye ku joogo. Tolow miyay mooggan yihiin in awoowgay 60kii Kismaayo lagu aasay, asaga awoowyaashiisana ay ahaayeen kuwii Kismaayo xoreeyeen? Rag kalana waxay u maleeyaan in ay leeyihiin dhul uu geelooda jil ku daaqay. Runtii waa arrin cajiib ah. Reer Waamo waxay caan ku yihiin martisoorka oo ninkii dhulkooda soo gaara, waa la soo dhoweeyaa, xoolana waa loo aduudaa, gabarna waa loo dhisaa. Tolow ma wanaajinta martida ayay jileec moodeen? Dhulka waa la wada leeyahay lama kala leh walaal 1988 dii, kismaayo yaa lahaa? Anigu shakhsiyan ma aqaan cid iska lahayd waxaan u aqaanay dhul soomaaliyeed Reer waamo, reer mudug, reer gabiley, dhul makala laha somali waa somaali. Xaq ma'ahan inaad kenya iyo Ethiopia ka ogalaato inaad noqoto darajada labaad walaalahaana isugu sheegto darajada koowaad iyo inaad dhulka kala leedihtiin. Axmed madoobe hadii mar kale la doorto wuxaa sii cakirmaya arimaha jubaland iyo dawladda dhexe. Waxaa la doonayaa muwaadin dhago fudud oo shaqada si daacada ugasoo baxa haduu doono wiilkuu dhalay ha noqdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 7, 2019 6 hours ago, Tillamook said: Waryaa Gooni Niic-badane: Adigu, horta, ma iska xanaaqaysaa hadii lagu dhaho “ku dayo Puntland, Ku dayo!” ? Tolmooge Doorasho lagu daydo puntland kama dhacdo, waligeedna kama dhicin Balse meesha waxaa ku nool shacab cadiim ah oo xadaarad fog leh, waxayna sugayaan inay arkaan dal wayn oo soomaali wada leedahay kala dambayn cadaalad hurumar iyo barwaaqo u horseeda umadda soomaaliyeed dhamaanteed.. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites