Sign in to follow this  
Deeq A.

S/land: Siyaasad Barre iyo Kacaankiisa baa dib u curtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (SMN) – Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland ayaa waxay shaaca ka qaadeen in uu dib uga dhashay Maxamed Siyaasad Barre isla markaana kacaankiisa uu dib uga dowladda Soomaaliya.

Mas’uuliyiintan ayaa ku sifeeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu yahay “Siyaasad Barre” waxayna dowladiisa ku eedeeyeen in uu xadgudub ku hayo wax ay ku tilmaameen dalkooda.

Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xili dowlada ay xiriirka u jartay waddanka Galbeedka Afrika dhaca ee Gani, kaasi oo lagu eedeeyay in uu meel kaga dhacay qaranimada Soomaaliya.

Talaabadaasi ayaa waxay timid markii hogaanka dalkaasi uu qaabilay Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha Somaliland, kaasi oo booqasho maalmo qaadaneysa ku jooga caasimadda Jamhuuriyadda Gani.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this