Deeq A. Posted July 4, 2019 Kismaayo (SMN) – Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa soo saarey Jadwalka Doorashadda Madaxweynaha iyo tan baarlamaanka maamulkaasi oo loo mudeeyay 24-ka bisha Agoosto ee sanadkan 2019. Hoos akhriso war-saxaafadeedka guddiga View the full article Share this post Link to post Share on other sites