Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Xidhiidhka U Jartay Dalka Uu Safarka Ku Joogo Madaxweyne Muuse Biixi Ee Jamhuuriyadda Gini

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqisho)-Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xidhiidhka u jareen dalka Jamhuuriyadda Gini ee galbeedka Afrika.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in dalkaasi uu ku xadgudbay qarannimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar ku jooga dalka Gini, ka dib casuumad uu ka helay dawladda dalkaasi, Halkan hoose ka DAAWO wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaaciyay warkan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this