Sign in to follow this  
Deeq A.

IRAN Oo Mastaafurisay Fannaanad U Dhalatay Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Iran)-Gabadha Heesaaga ah ee Joss Stone ayaa laga Mastaafuriyey Dalka IRAN, sida ay ku sheegtay Muuqaal ay ku baahisay Instagram.

eg5-0946-20190118110417594-jpg-1024x577.

Joss Stone oo u dhalatay Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho ku joogtay IRAN, balse si furan ugamay dhex muuqanin Dalkan oo qayb ka ah Dalal Caalamka ah oo ay Dalxiis ahaan ku tagayso Fannaanadu.

IRAN ayaa ahayd halkii u dambaysay ee ay tagto Fannaanaddu, waxayse sheegtay markii ay gaadhayba in la xidhay, laguna daray Liiska Madow (Dadka aan tagi karin IRAN), lana kala dooransiiyey inay sii xidhnaadaan iyada iyo Kooxda la socotaa iyo in la mastaafuriyo.

“Shaqsi ahaan, kumaan fikirayn inaan geli doono Xabsiga Iiraan..” ayay tidhi Stone

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this