Deeq A. Posted July 4, 2019 (SLT-Washington)-Dowladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa in cunuqabateyn ay ku soo rogto dalka Turkiga haddii dalkeeda loo daabulo gantaalaha difaaca Ruushka. Labada dal oo ka mid ah isbaheysiga Nato ayaa isku maandhaafay gantaalaha S-400 oo ruushka ka Iibiyay Turkiga. Maamulka Trump ayaa wacad ku maray in Turkiga uu cawaaqib xun uu la kulmi doono haddii dalkiisa uu ka laaban heshiiskan. Kadib kulankii G20 oo toddobaadkii hore ay Donald Trump Recep iyo Tayyip Erdogan ay isku arkeen ayaa Trump u sheegay in maamulka Ankara uu waajihi doono Cunaqabateyn. Source Share this post Link to post Share on other sites