Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Maamulka B/xaawo Oo Sheegay Iney Wax Ka Qabanayaan Ammaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka cusub ee degmada B/xaawo, gobolka Gedo ayaa sheegay iney wax badan ka qaban doonaan xaaladda ammaanka ee degmadaasi.

C/casiis Xareed C/laahi, guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in haddii ay wadashaqeyn buuxda ka helaan shacabka degmada B/xaawo ay aad u sahlanaaneyso in laga shaqeeyo amniga.

Guddoomiyahan ayaa dhanka kale u mahadceliyey maamulkii isaga ka horreeyay oo uu sheegay in wax badan uu ka qabtay degmadaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/07/gudoomiyaha-cusub-ee-balad-xaawo-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this