Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa ka warbixiyey howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, kuwaa oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose.

Odowaa Yuuruf Raage, taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka ayaa sheegay in ciidamadu ay la wareegeen deegaanno ay muddo ku sugnaayeen Al-shabaab.

Wuxuu tilmaamay in Al-shabaab laga saaray deegaanno hoostaga magaalada Marka, sidoo kalena ku wajahan yihiin deegaanno kale.

Meelaha ay ciidanku la wareegeen ayuu taliyaha ku sheegay iney ka mid yihiin, Mooro Gaabey, Ceel la helay iyo deegaanno kale.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/07/taliska-ciidmada-xooga-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this