Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Golaha Wakiillada Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Khilaafkii ka dhaxeeyey labada aqal ee baarlamaanka Somaliland ee guurtida iyo wakiilada ayaa kor u sii kacay.

Khilaafka labada golle oo salka ku haya xeerar ay ansixiyeen golaha wakiiladu oo aan la sii marin golaha guurtida ayaa haatan isla galay maxkamada dastuuriga ah ee ugu saraysa sharciyada dalka.

Golaha guurtida somaliland ayaana maxkamada dastuuriga ah u gudbiyey dacwada ka dhanka ah golaha wakiilada, iyaga oo sugaya jawaab sharci oo ay ka helaan maxkamada, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this