Deeq A. Posted July 2, 2019 1da Luuliyo 1960 ka hadalkeedu waa mid baahsan oo qof kasta ilaa xad ka dheregsan tahay, xiisaha iyo rajada ay xambaarsaneyd in mar uun la arko Calan Soomaaliyeed oo xor ah, kaligiis hawada ka babanaya kadib markii la siibay labadii Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites