Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 5, 2019 14 hours ago, Samafal said: Erayadaa isku hausataan kuligood waa af carabi. Mid waa ilaalo (xirsi) oo loolajeedo shaydaankaa kaa ilaalin. Waa wax quraafaad ku asal leh. Midna waa waraaq "qardaas". Saan maa kaa daacad ah? Afsoomaaligaaga boorka laga jafo u baahanyahay haddaa xirsi ku sheegtay erey la soo deensaday yahay. Xirsi waxaaba ka aragtaa its roots inuu yahay erey Soomaaliyeed. Xir has a lot of words in its roots, sida xirasho, xarig (xirig), xirta, xirxiran, xirsi iyo xir itself oo dhowr micno leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted July 5, 2019 MMA sxb xirsigu waa wax nooga yimid carabta marka eraygana waa eray iyagu ay isticmaalaan. Sida erayga television aan isticmaalno siduu noogu yimid. Eraygu asalkiisu waa "yaxrisu" . Erayo badan baa farcama sida xaaris, xaras, xirsi. Erayga Soomaaliga s ama siin ma wato. Sida xirmo, xarig, xeero, xargo. Anyway, waxaan waxay ubaahantshay Somali linguist expert which I think me and you midna ma aha. Soomaaliga erayo hodan ah buu leeyahay laakiin sida ludaha kale erayotabal caaro ahna wuu leeyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 5, 2019 Waa sax labaduba waa carabi waana sida soomaalidu u taqaano Balse luuqadda carabiga qudheeda yaa u qaybsanta luuqad hore iyo luuqad dambe Labada erayba waa luuqaddii carabta ee hore حرسي ...حرس Waa xijaabkii iyo sidaan u naqaanay قرطاس .ورقة ملفوفة على شكل قمع ، توضع فيها الأشياء . Qaamuuska carabiga waa warqad isku laalaaban oo wax ku qoran yihiin Af soomaaligu waa carabi qadiima Quote Share this post Link to post Share on other sites