Dalmar1 Posted July 2, 2019 Soomaaliya Waa Taa Maamul Gobaleedka *** ee Garowe, Beesha Mogadishu Clan Ku dhex caayay madal Xafladii 1 july ugu dabaal dagayeen Sacab iyo qosol laysku darayaa ,Oday Qabyaaladiista ah tolkii dhex jooga cidkale qabyaalad ku caayay sow waali maaha . Dani waaba qoslayaa!. Soomaali waa taas Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 2, 2019 Magaca beesha hadii la sheego cay ma'ahan awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 2, 2019 7 hours ago, Dalmar1 said: Soomaaliya Waa Taa Maamul Gobaleedka *** ee Garowe, Beesha Mogadishu Clan Ku dhex caayay madal Xafladii 1 july ugu dabaal dagayeen Sacab iyo qosol laysku darayaa ,Oday Qabyaaladiista ah tolkii dhex jooga cidkale qabyaalad ku caayay sow waali maaha . Dani waaba qoslayaa!. Soomaali waa taas Waryaa Dalmar ***, wax kale oo aad sheegtid gortaa waydey baad lasoo shir tagtey waa nala caayey, miyaa? Maskax Canbuulo waaxid! Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted July 3, 2019 6 hours ago, gooni said: Magaca beesha hadii la sheego cay ma'ahan awoowe I do not see direct tribal insult, but I also didn't see national celebration and unity which is the symbol of July 1 from this foul mouthed elder. " Qabaa'il yar yar oo Koonfurta dega oo qardhaasa wata" That statement by this elder and the vulgar laughing of the leader Mr. Deni makes this a tribal feast not a national unity celebration. It shouldn't happen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 3, 2019 1 hour ago, galbeedi said: I do not see direct tribal insult, but I also didn't see national celebration and unity which is the symbol of July 1 from this foul mouthed elder. " Qabaa'il yar yar oo Koonfurta dega oo qardhaasa wata" That statement by this elder and the vulgar laughing of the leader Mr. Deni makes this a tribal feast not a national unity celebration. It shouldn't happen. He is Maakhiri, and way out of line, like many Somali elders, holds racist beliefs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted July 3, 2019 1 July iyo qabyaalad in laga hadlo wax isgalaayo ma ahan at least waxay aheed halka maalin ee qabyaalad laga nasto inay noqoto laakin waxaa muuqata dad inay weli meel bugto after 30 years. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
FBISOMALIA Posted July 3, 2019 Xamar is used to be Somaliwayn capital, but today is represent by one clan. When south somalia stable we will talk the New capital of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 3, 2019 14 hours ago, galbeedi said: "Qabaa'il yar yar oo Koonfurta dega oo qardhaasa wata" Qardhaas xaala dhahaa? I guess it is a qaldaani word. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 3, 2019 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Qardhaas xaala dhahaa? I guess it is a qaldaani word. Maxaa u taqaan? Against evil eye, ama wadaado u qoraan qof xanuusan si u bogsado, dabcan jaahili. Very common in Africa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 4, 2019 4 hours ago, maakhiri1 said: Maxaa u taqaan? Against evil eye, ama wadaado u qoraan qof xanuusan si u bogsado, dabcan jaahili. Very common in Africa Xirsi aan waligey u aqaanay, saaxiib. Soomaalida dhan inay xirsi ugu wacaan moodaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 4, 2019 7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xirsi aan waligey u aqaanay, saaxiib. Soomaalida dhan inay xirsi ugu wacaan moodaaye. Labadaba waan u awaan anigu. Markaa adigaa la rabaa in badsato Soomaaaliga, waa badanyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 4, 2019 Qardhaas erey afka Hindiga laga keenay u egyahay, hadduunan isirkiisa Carabi ahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 4, 2019 Qardhaas iyo xirsi waa isku mid Qardhaas waxaa kaliya oo noqdaa hal macne oo ah qardhaas. Xirsi wuxuu noqdaa marka laga reebo macnihiisa, magac loo bixiyo wiiĺasha Waxaa kaloo uu noqdaa (xijaab) marka reer miyiga xooluhu ka lumaan waa loo xirsi xiraa ama waxaa loo akhriyaa quraan si ilaahay uga badbaadiyo bahalada wax dila loona baadi helo. Muqdisho markii si saxa loo fasiro waa meeshii ay ku xirnayd boqoradda shinida la'aanteedna aan malab la samayn karin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted July 4, 2019 Erayadaa isku hausataan kuligood waa af carabi. Mid waa ilaalo (xirsi) oo loolajeedo shaydaankaa kaa ilaalin. Waa wax quraafaad ku asal leh. Midna waa waraaq "qardaas". Quote Share this post Link to post Share on other sites