Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wakiilka QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan oo maanta ku kulmay Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug iyo Wakiilka ayaa kulankooda diirada ku saaray sidii loo dardar galin lahaa arimaha dib u hishiisiinta Maamulka Galmudug 
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa sheegay in Soomaaliya dib u hishiisiin u baahantahay.

Wakiilka QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in uu bogaadinayo uuna soo dhaweynayo in Galmudug laga sameeyo dib u hishiisn xiligan la joogana aad looga baahanyahay waxa uu sheegay in uu gacan weyn ka sii doono sidii loo dardar galin lahaa loona heli lahaa dib u hishiisiin dhab ah.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Xaaf oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this