Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo laga soo saaray dhacdadii Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Guddiyadii loo saaray dadkii rayidka ahaa ee lagu laayey M/Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa War-Saxaafadeed ka soo saaray dhacdadaasi.

Warka ka soo baxay guddiyadani ayaa lagu sheegay in kulamo ay la qaateen waxgaradka, qeybaha bulashada, mas’uuliyiinta degmadaasi iyo Ehellada dadka la dilay.

Sidoo kale waxa ay soo jeediyeen qodobo ay sheegeen in ay xal u noqon karaan nabad galyada deegaanka.

Halkan hoose ka akhriso:

war

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this