Deeq A. Posted July 2, 2019 Gaalkacyo (SMN) – Guddiyadii loo saaray dadkii rayidka ahaa ee lagu laayey M/Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa War-Saxaafadeed ka soo saaray dhacdadaasi. Warka ka soo baxay guddiyadani ayaa lagu sheegay in kulamo ay la qaateen waxgaradka, qeybaha bulashada, mas’uuliyiinta degmadaasi iyo Ehellada dadka la dilay. Sidoo kale waxa ay soo jeediyeen qodobo ay sheegeen in ay xal u noqon karaan nabad galyada deegaanka. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites