Sign in to follow this  
Deeq A.

Deegaanada ay ka soo jeedaan shaqaalaha ka hawlgala wasaarada arimaha dibada ee Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

XILALKA WASAARAD ARIMAHA DIBADA EE SOMALILAND DECREETO. MADAXWEYNUHU KU MAGACAABO IYO BEELAHA AY KA SOO KALA JEEDAAN:-

HARTI

1. WASIIRKA WASAARADA ———————HARTI/Sool clan
2. WAKIILKA XAFIISKA GANACSIGA——-CHINA—HARTI/Sool clan
3. SAFIIRKA WAREEGA———————————-HARTI/WARSAN GELI
4. WAKIILKA TURKEY ————————————HARTI/Sool clan
5. 3 WAKIIL KU XIGEEN KU MUSHAHAR QAATA—-HARTI/Sool clan

WAKIILKA SHIINAHA

……………………………………………………………………………………………………………………..
TOTAL ;- 8  XILAYEEY WASARADA KA HAYAAN OO ANAY KU JIRIN AGAASIME WAXEEDYADU.

HABAR. AWAL:-

1. WASIIR KU XIGEENKA
2. WAKIILKA JABUUTI
3. WAKIIL UAE
4. WAKIILKA BELGUM
5. WAKIILKA SWEDEN
6. WAKIILKA NORWAY
7. WAKILLKA UGANDA
8. WAKIILKA GERMANY
9. WAKIILKA FINLAN
10. TANZANIA
11. WAKIILKA NETHERLAND
12. WAKIILKA DENMAARK.
13. WAKIILKA SACUUDIGA
14. MALAYSIA
15. 3 LA TALIYE
16. 5 WAKIIL KU XIGEEN

……………………………………………..

TOTAL :-22 XIL OO AANAY KU JIRIN AGAASIME WAAXEEDYADU.

East Burco Clan;

1. AGAASIMAHA GUUD.
2. GUDOOMIYAHA HAYADA QURBA JOOGA
3. GUDOOMIYAHA HAYADA BUDH CAD BADEEDA.
4. ERGEAYGA MIDOWGA AFRICA.
5. WAKIILKA UK-INGIRIISKA
6. WAKIILKA KENYA
7. WAKIILKA IRELAND
8. 3 WAKIIL KU XIGEEN KU MUSHAR QAATA
9. 2 LA TALIYE
………………………………………….
TOTAL: 12 XIL AANAY KU JIRIN AGAASIME WAAXEEDYADU.

ARAB.

1. ERGAYGA UN
2. ERGAYGA CITIRAAF RAADINTA
3. WAKIILKA YEMEN
4. WAKIILKA SOUTH AFRICA

TOTAL: 4 XIL.

Awdal Clan:-

1. WAKIILKA. USA
2. WAKIILKA. FRANCE
3. WAKIILKA CANADA
4. WAKIILKA SOUTH SUDAN
5. 6 KU XIGEEN KU MUSHAHAR QAATA.
………………………………………………………………
10 XIL

West Burco Clan:-

1. WAKIILKA ETHIOPIA
2. NO KU XIGEEN —NO AGAASIME WAXEED
………………………..0…………………………………

 

La soco wasaarada maaliyada

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this