Deeq A. Posted July 1, 2019 Baardheere (SMN) – Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka sameeyay qeybo ka mid ah gobolka Gedo ee K/ Soomaaliya. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidamadu ka fuliyeen agagaarka degmada Baardheere ee gobolkaasi. Ciidamada ayaa la sheegay in dhaq dhaqaaqyadan ay ku gaareen tuulooyin dhowr ah oo ay horay ugu sugnaayeen dagaalyahannada Al Shabaab. Ujeedka baaritaanadan ayey saraakiishu ku sheegeen kuwa lagu xaqiijinayo amniga degmada Baardheere. Al Shabaab oo weli ko xoogan Gedo ayaa inta badan weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ka fuliya gudaha gobolkaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites