Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Faysal Cali Waraabe Ka Warbixiyay Kulan Xalay Dhex-maray Madaxda Xisbiyadda Qaranka Iyo Madaxweyne Biixi Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhammaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan xalay dhex-maray madaxda xisbiyadda iyo madaxweynaha Somaliland.

Guddoomiye Faysal ayaa sheegay in kulankaasi ku soo dhamaadey natiijo la’aan isla markaana sababta xal loo gaadhi waayey ay tahay Madaxweyne Muuse Biixi iyo guddoomiye Cirro oo aan wax tanaasul ah samaynin, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this