Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Waddankii Kala Badh Ayaa Go’ay….” Xildhibaan Codsaday In Madaxweyne Biixi Loogu Yeedho Golaha Wakiillada Si Wax Laga Waydiiyo Xaaladda Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey xukuumadda tallada haysa ee KULMIYE, waxaanu si weyn ugu dayriyay xaaladda dalka marayo isaga oo codsaday in golaha loogu yeedho madaxweyne Biixi iyo wasiir Maxamed Kaahin si wax looga waydiiyo xaaladda dalka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this