Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg-Deg Ah: Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Dhaawacay 5 Ka Mid Ah Shaqaalaha Ajaaniibta Ah Ee Ka Shaqaysta Berbera+ SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Berbera)-5 ka mid ah shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka xoogsata magaalada Berbera ayaa la dhaawacay kadib markii ay weerareen shaqaalaha muruq-maalka ee u dhashay magaalada Berbera.

4.jpg 3.jpg 2.jpg 1.jpg

Shaqaalaha muruq-maalka ee ka shaqaysta magaalada Berbera ayaa maalmahanka ka cabanayay inay shaqadooduu ka qaadeen shaqaale ajaaniib ahi.

Shaqaalaha ajaaniib ah ayaa ka shaqeeya shaqooyin ay ka shaqayn karaan kuwa deegaanka u dhashay.

Wararka aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in dhaawaca shaqaalaha la dhigay Cisbitaalka Berbera.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Somalilandtoday.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this