Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Ay Xalay Madaxtooyadda Ku Yeesheen Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhammaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Saddexda xisbi ee Somaliland UCID, Waddani iyo Kulmiye ayaa ku guuldaraystay in ay xal ka gaadhaan caqabada hortaagan qabsoomida doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka.

Kulan xalay saddexda xisbi ku dhexmaray madaxtooyada ayaa Ilo xogogaal ahi ii sheegeen in uu natiijo la’aan ku soo dhamaaday kadib markii xal laga gaadhi waayay tirada xubnaha guddida doorashada qabanaysa oo mucaaradku doonayaan in loo kordhiyo saamiga ay ku leeyihiin halka madaxweyne Biixi-na diidan yahay oo uu doonayo in ay ahaadaan qaabka ay hadda u dhisan yihiin.

Madaxweyne Biixi, ayaa hore shacabka ugu bushaareeyay in maalinta sabtida ay saddexda xisbi isu imanayaan war farxad leh-na ka soo bixi doono, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this