Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne FARMAAJO Oo Shaaciyay Arrin Khatar Ku Ah Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay muhiimadda ay midnimadu leedahay waxaanu shacabka Somaliland ku ammaanay sidii ay wakhtigii israaca ugu tanaasuleen wadajirka ummadda, waxa uuna hoosta ka xarriiqay in dowladdu ay diyaar u tahay in ay ka qanciso tabashooyinkooda si meesha looga saaro kala qaybsanaanta ayuu yidhi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this