Abdulladiif Al-Fiqih Posted June 4, 2008 ^Nin waalan buu ahaa ninka A&T uu kasheekeeyey. Naag Dheer oo dabo malaasan maxaa u geeyey markii horaba? Naag dheer odayadii hore ayaa kadambeyn jirey sxb hada xaalku waa "ha gaabnaato ha guduudnaato" Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 4, 2008 Ducaysanow, kaasi waa gardarraa! Asagoo kale adeerkay wuxuu oran lahaa waa geeda-sare laac! Geeda-sare laacuna, Nin adoogi gaajo u baqtiyey waw garaad li'i Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 4, 2008 Nin gaaban oo fool xun baa wuxuu qabay gabar qurux badan. Maalin buu usoo galay ayadoo si fiican isu qurxisay. Markaas buu isha la raacay awoodina waayay inuu ka jeesto. Markay aragtay siduu u eegayo bay tiri: “Maxaa kugu dhacay?". “Wallaahi aad baad u qurxoonaatay”. Markaas bay tiri: “Ku bishaareyso inaan aniga iyo adiguba Janno geleyno”. Suu weydiiyey: “Oo xageed ka ogaatay?”. “Anoo kalaa lagu siiyey markaas baad shukriday, adoo kalena waa la’i siiyey markaas baan sabray, qofka shukriya iyo ka sabraana waa ehlu janno” bay hadal ugusoo jartay Ninka waxa wanaagsan inuu gabadha uu guursanayo saddex dheer yahay: da’ iyo nasab iyo duunyo, si aysan u yasin. Gabadhana waxa wanaagsan ninka ay guursanayso inay saddex dheer tahay: samir iyo edeb iyo suurad wanaag, si uusan u yasin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted June 4, 2008 looooooooool this thread had me laughing. I cant believe it 4 pages and nobody mentioned sheekadii ninkii la siray oo lafta canbe loo geliyay sida A&T geesi ma ihi haddi kale waa tururixin lahaa but im sure most of the old timers know it anyway Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 5, 2008 lol...laf canbe...tell with little more details. This somali beat up his wife after his wedding night when he found out that her virginity claims after all the years of their shukaansi was a lie. Ouch. It's better to simply say you have slipped once and now you are better person. What does it mean to be a virgin? Simply if a girl is missing the hymen, it doesn't neccesarily mean she has had intercourse beforehand. There are many things that can break it. A girl can have ripped hymen and still be a virgin. So you know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 5, 2008 Aniga iyo [waxaygii] miyaa eed nakala gaartay Garba duub u hayntii miyyuu gacan i naafeeyey Ma kastuumadaan xalu gaduu caawa kala gooyey ,,, mar horaa gabaygaa iigu dambaysay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 5, 2008 ^ Golihii aan seexdaba miyuu gogol yar xaadh-xaadhay was that the fourth line? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 5, 2008 Waar niyow gabaygaas oo dhamaystiran xageen ka helaa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 5, 2008 Waa la hayaa ee yaa sheegi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 5, 2008 PM iigu soo tuur dee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 5, 2008 Horta ma la haystaa baa ka horaya. Mida kale, yaa ku aamin adi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 5, 2008 sidee kuu aamini ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 5, 2008 PM ma Prime Minister baa? aaminaada waxaan ka wafdaa halkanaad keeni, kolkaasa sumcad xumadii shalay ee la igu been abuurtay oo kale dhici. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 5, 2008 Hadaanad gabayga hayninba ,, then forget it ,, i'll get it from Xiin. Marka horeba adigu waxba islamaad haynine Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 5, 2008 Sidii gabadhii shalay laga sheekeenayey baad rabtaa inaan ku iraa hoooooostaan ka hayaa. tirrir siinyaha iga daa waxaan hayo kolkaan isku hagaajiyo waan kuu soo diriye. Quote Share this post Link to post Share on other sites